Wasiirka amniga jubbaland,gudoomiyaha degmadda doolow ee Gobolka Gedo iyo wasaarada qorshaynta jubbaland ayaa maanta degmadaas ka daahfuray shir la xeriira mashruuca JRP looyaqaano barnaamijka u adkaysiga wadajirka kaas oo diirada lagu saarayo qaybaha kala duwan ee arimaha bulshadda.
Waxaa barnaamijkaan soo qaban qaabisay wasaarada qorshaynta,maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee maamulka jubbaland.