Waxaa maanta degmadda ee gobolka gedo lagu qabtay shir looga hadlayay adkaynta amniga,ilaalinta xasiloonida dadka gobolka gedo iyo reer jubbaland iyo sidi wadajir looga qayb qaadan lahaa arimha horumarineed ee deegaanka ka jira.
Waxaa shirkaan soo agaasimay gudoomiyaha degmadda doolow ee gobolka gedo waxaana kasoo qayb galay masuuliyiin kala duwan,nabadoono iyo waxgarad waxaana la,isla gartay in si wadajir ah looga qayb qaato xasiloonida umada jubbaland iyo in cid kaste masuuliyad ka saaran tahay nabad galyada deegaanada gobolka gedo.
Ugu danbayn waxaa ay baaq nabadeed u direen dadka walaalaha eek u diriraya qaar kamid ah gobolada dalka.