Madaxa arimaha bulshada degmadda doolow ee gobolka Gedo cabdifitaax ismaaciil xuseen ayaa maanta shir looga hadlay amniga layeeshay hogaanka amniga degmadda doolow baay ee itoobiya.
Shirkan waxaa kasoo qayb galay xuseen macalin bashiir oo ah madaxa amniga doolow baay,af hayeen kuxigeenka c/raxmaan ilkacase,madaxa barakacyaasha doolow nuur siraad,maamulka,odoyaasha dhaqanka,waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulashada deegaanka qurdubay.
Waxaa laga wada hadlay sidii labada dhinac oga washaqayn lahaayeen amniga isla markaana la iska kaashado amniga deegaanka melena looga soo wada jeesto cid waliba oo lidi ku ah nabad galyada bulshada kunool xaduuda labadda gobo lee afdheer iyo gobolka gedo gaar ahaan doolow soomaaliya.