Degmadda doolow ee Gobolka gedow axaa lagu soo afmeeray shir u dhaxeeyay agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha jubbaland kaas oo looga hadlayay qaabkii uu kusii socon lahaa,xal waarana u noqon lahaa mashruuca dhamaanaya ee “Resilience Program” (JRP) oo loo yaqaano adkaysiga wadajirka ee xalka waara.
Mashruucaan oo bahwadaah ay kuyihiin wasaaradaha qorshaynta,waxbarashada,caafimaadka,biyaha beeraha, iyo xanaanada xoolaha ayaa waxaa goob joog ahaa inta badan agaasimayaasha guud ee jubbaland.