Saraakiisha hay,adda nabad sugida ee gobolka gedo ayaa maanta waxaa ay degmadda luuq ganaane kula kulmeen saraakiisha ciidanka nabad sugida ee degmadaas.
Waxaa ay saraakiisha ay ciidanka ku dhiirageliyeen waajibaadka qaran ee ummadooda soomaliyeed u hayaan iyo ina sii labbo jibaaraan shaqada isla markaana gacanta lagu qabto cid walba oo fawdo ama qalqal gelin ka wada degmadda luuq ee Gobolka Gedo amnigana qatar ku ah.