Maamulka degmadda doolow ee Gobolka Gedo ayaa maanta degmadaasi ka daahfuray qayb kamid ah mashruuca DERIS-WANAAG oo ay degmadu ka fulinayso hay,adda RAISE NGO.
ashruucaani ayaa waxaa uu taaba gelinayaa noolasha iyo ganacsiga qaasatan bulshada ganacsatada ah ee isaga kala goosha labadda dal ee soomaaliya itoobiya gaar ahaan doolow adoo iyo doolow soomaaliya.
Inta uu mashruuca socda ayaa waxaa ka faa,iidaysanaya ururada bulshadda sida dhalinyarada,haweenka iyo ganacsatada degmadda doolow ee Gobolka Gedo.