Madaxwayne kuxigeenka 1 aad ee maamulka jubbaland maxamuud sayid aadan ayaa degmadda luuq ee Gobolka Gedo kulan kula yeeshay taliyaha qaybta 3 aad ee howlgalka ATMIS,Besfat Fente iyo masuuliyiin kale oo katirsan howlgalka ATMIS.
Kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada amni,howlgalada kasocda deegaanada jubbaland iyo qorshaha bixitaanka ciidamada ATMIS.