Hay,adda saado oo kaa shanaysa NCA ayaa maanta degmadda doolow ee gobolka gedo ku soo gebagabaysay tababar labbo maalin socday kaas oo looga hadlayay isku duubnida iyo nabad kuwada noolashaha bulshadda soomaaliyeed.
Inta uu tababarka socday waxaa kasoo qayb galay madaxii hore arimaha bulshada degmada doolow ismaaciil macalin xidig,odoyaasha dhaqanma,haweenka,culima udiinka iyo dhalinyarada degmadaas waxaana tababarka uu kusoo dhamaaday si wanaagsan.