Hay,adda saado ayaa degmadda degmadda doolow ee gobolka gedo kusoo gebagebaysay tababar kusaabsanaa nabad dhisida iyo ka wacyi gelinta xalinta qilaafka bulshada dhexdheeda ah.
Waxaa tababarakani loo qabtay qaybaha kala duwan ee bulshada waxaana lagu baray ka qayb qaadashada nabada,xalinta khilaafka bulshooyinka dhexdooda iyo sida ugu fudud ee looga qayb qaadan karo.
Bulshada ayaa dhankooda soo dhawaysay tababarkan waxayna sheegeen in muhiim ay u tahay ,isla markaana ay fahan buuxa ka heleen mudadii uu socday waxaana hay,ada saado uga mahad celiyeen casharadii la baray.