Ururka haweenka degmadda ee gobolka gedo iyo hay,adaha kala ah SADO iyo ACTED ayaa maanta tababar ku saabsanaa nabadaynta,xalinta qilaafyada degmadaasi ugu qabtay gudiyada iyo qaybaha kale ururada bulshada.
Waxaa tababarkaan intiisa badan lagu baranayay sida looga qayb qaato nabadaynta bulshadda dhexdeeda ah,xalinta khilaafaadka,iyadoona haweenka door muhiim aj ay ka qaadanayaan maadaama bulshadda soomaaliyeed kaalin muhiim ah ay uga jiraan.