Waxaa maanta degmadda baardheere ee gobolka gedo gaaray gudoomiyaha gobolka gedo ee maamulka jubbaland cabdulaahi cabdi jaamac(shimbir) iyo injineero u dhashay dalka turkiga kuwaas oo u kuur galaya sidii dib u dhis loogu samayn lahaa buundada degmadaas.
Gudoomiyaha iyo injineerada ayaa booqday goobta ay ku taalay buundada duntay waxayna warbixin la xeriirta buundada siiyay gudoomiyaha degmada baardheere maxamedwali yuusuf qorax.