Gudoomiyaha degmadda doolow ee Gobolka gedo iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa maanta kulan la qaaatay saraakiil kasocotay hay,adaha kala ah FAO iyo OCHA waxayna kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa wax soo saarka beeraha,xoolaha iyo horumaronta daaqa deegaanka.
Gudoomiye lafeey ayaa bogaadiyay shaqada hay,daha fao iyo ocha ka qabteen degmadda doolow,waxaana uu kula dardaarmay inay sii balaariyaan howlaha waxqabad ee degmadda iyo deegaanka.