Gudoomiyaha degmadda baardheere ee Gobolka Gedo aadan muxumed axmed dhagacade iyo masuuliyiin kasocotay wasaarada arrimaha gudaha,federaalka iyo dib u heshiisiinta maamulka jubbaland ayaa waxaa ay kormeer ku tageen goobtii ay ka burburtay buundadii waynayd ee magaaladda baardheere oo marin muhiim ah u ahayd degmadda iyo Gobolka.