Close Menu
    TOP NEWS

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida
    • AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas
    • DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta
    • AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah
    • AKHRISO:Ciidamo la wareegay deegaan istiraatiiji ah oo katirsan Gobolka Gedo
    • AQRISO+SAWIRO:Mas halis ah oo gabdho ku cunay Deegaan katirsan Gobolka galgaduud
    • DEG-DEG:Wasaarada amniga jubbaland oo magacaabis samaysay
    • AKHRISO+SAWIRO:Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe oo laga daahfuray degmadda Doolow
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home ยป AKHRISO+SAWIRO:-Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo ka qayb galay kulan aqoon kororsi oo lagu qabtay degmadda Kismaayo
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO+SAWIRO:-Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo ka qayb galay kulan aqoon kororsi oo lagu qabtay degmadda Kismaayo

    OmarBy OmarJuly 17, 2024
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Gudoomiyaha degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo cabdicasiis xareed cabdulaahi ayaa maanta xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka jubbaland kaga qayb gakay shir aqoon kororsi ah oo loo qabtay qaar kamid ah gudoomiyeyaasha degmooyinka b/xaawo,buurdhuubo,dhoobleey,afmadoow iyo wakiiladda wasaarada maaliyada ee qaar kamid ah degmooyinkaasi.

    Wasiirka wasaaradda maaliyada iyo horumarinta maamulka jubbaland axmed cabdirisaaq maxamed handal oo uu wehlinayo wasiirka arimaha gudaha,federaalka iyo dib u heshiisiinta maamulka jubbaland maxamed ibraahim oogle ayaa daahfuray kulanka.

    Kulankaan aqoon kororsiga ah ayaa diirada lagu saaray barashada hababka kala duwan ee maaraynta maaliyada si hufan,taasoo qayb ka ah qorshaha lagu midaynaayo daqliga maamulkaas oo ay wasaaradu wado.

    Sidoo kale waxaa kulanka qayb ka ahaa agaasimaha guud ee wasaarada maaliyada maamulka jubbaland,xisaabiyaha guud ee maamulka jubbaland,gudoomiyeyaasha degmooyinka,qaar katirsan wakiilada maaliyada ee Gobolka Gedo iyo masuuliyiin kale oo katirsan maaliyada maamulka jubbaland.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    By OmarJune 5, 2025

    Maamulka iyo dhamaan wariyaasha warkanews.com ayaa waxaa ay ugu hambalyaynayaan umadda islaamka gaar ahaan bulshadda…

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2026 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.