Gudoomiyaha degmadda bled-xaawo ee Gobolka gedo cabdicasiis xareed cabdulaahi iyo xubno kamid ah maamulkiisa oo ay wehlinayaan isku duwaha wasaarada howlaha guud,guryaynta iyo dib u dhiska gobolka gedo ee maamulka jubbaland iyo kan degmadda ayaa maanta waxaa ay dhagax dhigeen dugsiga sare ee kaah secondry school.
Mashruucaan oo ay hirgelinayaan dadka deegaanka iyo hay,adda samsam foundation ayaa loogu talagalay dhismaha dugsi sare oo dhamaystiran.
Maamulka degmadda iyo masuuliyiinta ayaa bogaadiyay isku tashiga bulshadda iyo horumarinta deegaanka.