Saraakiisha ciidamada qalabka sida,odoyaasha dhaqanka iyo maamulka degmada luuq ayaa booqday fariisimaha ciidamada xasilinta ee isku dhafka la dejiyay.
Heshiiskaan oo ay garwadeen ka yihiin madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland,saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo odoyaasha dhaqanka ee degmadaas ayaa waxaa la,isku raacay in wixii dhiman wada hadal lagu dhameeyo.
Abaanduulaha qaybta 43 aad ee xoogga dalka,taliyaha booliska gobolka gedo iyo taliyaha guutada 10 aad ee qaybta 43 aad ee gobolka gedo ayaa sheegay in ciidamada ay qayb ka noqon doonaan xasilinta iyo nabad kuwada noolaanshaha bulshada degmadda luuq.