Beesha cali maxamed (cali dheere) ee degto degmadda luuq ee Gobolka gedo ayaa maanta saraakiisha ciidamadda qalabka sida kuwareejisay dhowr neef oo geel ah,kuwaa oo qayb ka ah geel badan oo waxgaradka deegaanka ugu talogalay in lagu dhiiro geliyo guusha ay ciidanku ka keeneen howlgalkii wadada luuq iyo doolow oo looga saaray maleeshiyada kooxda alshabaab.