Madaxwaynaha maamulka jubbaland axmed maxamed islaam madoobe ayaa maanta magaalada afmadoow ee gobolka jubadda hoose kulan kula qaatay maamulka degmadda iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda.
Axmed madoobe ayaa maamulka degmadda ka dhagaystay shaqooyinka ka socda degmadda iyo sidii loo derder gelin lahaa adeegyada bulshadda loo haayo.