Ardayda fasalka 8 aad ee dugsiga hoose iyo dhexe ee degmadda b/xaawo ayaa diyaar xoogan waxay ugu jiraan imtixaanka fasalka siddeedaad ee wasaarada waxbarashada dowladda jubbaland.
Maamulaha dugsiga hoose iyo dhexe ee magaaladda beledxaawo oo la hadlay warbaahinta ayaa xusay in sanadkaan si wayn ugu diyaar garoobeen imtixaabka islamarkaana ay rajaynayaan in ay kaalin wanaagsan ka galaan.