Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee maamulka jubbaland axmed faarax cali aways ayaa maanta magaaladda doolow ee Gobolka Gedo ka dhagax dhigay dhismaha xafiiksa gudoomiyaha waxbarashadda ee degmadaas.
Waxaa dhagax dhiga xafiiska waxbarashada degmadda goob joog ahaa kana qayb galay isku duwaha wasaarada waxbrashada maamulka ee Gobolka Gedo maxamed cabdi cali,gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada degmadda aadan bare cali,madaxa arimaha bulshada cabdifitaax ismaaciil xuseen,gudoomiyaha waxbashada degmadda farxaan bare cabdile iyo masuuliyiin ka socotay Hay,adda UNICEF.
Xafiiska waxbarashada ee degmadda doolow ayaa waxaa dhismihiisa gacan ka gaysanaya hay,adda UNICEF,mashruuca KFW.