Madaxwaynaha dowladda federaalka soomaaliya xasan shiiq maxamuud ayaa tagi doono caasimada dalka ethiopia ee adis-ababa.
Dhanka kale wasiirka amniga dowladda federaalka soomaaliya ayaa wafti uu hogaaminayo iyagana tagi doona masar.
Ciidamadda itoobiya ee howlgalka nabad ilaalinta u joogo soomaaliya ayaa seddex bilood oo dheeri ah loogu daray joogitaankooda ay joogayaan sanadka cusub.
Wadahadalada ciidamada itoobiya ay kaga mid noqonayaan ciidamada nabad ilaalinta ayaa socdo waxaana lagu howlanyahay arrimo farsamo.
Ciidamadda itoobiya ayaa koonfurta dalka waxaa ay ka deganyihiin 11 goobood,in laga badali goobahaasi oo lageeyo goobo cusub ayay dowladda federaalka ah soo jeedisay,inkastoo itoobiya ay diidantahay in goobo cusub la geeyo.