Madaxwayne kuxigeenka 1 aad ee maamulka jubbaland maxamuud sayid aadan ayaa maanta degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo ku qabtay shir looga hadlay xaalada amni ee gobolka gedo qaasatan degmadda b/xaawo.
Shirka oo ay kasoo qayb galeen madaxda kala duwan ee jubbaland ee kusugan degmadaas ayaa qodobka ugu muhiimsanaa ahaa in degmadda beled-xaawo ay hesho amni iyo xasilooni loon amaro wado walbo oo nabadeed oo ay ku imaan karto iyo sidii looga tanaasuli lahaa wax walba oo keeni kara isku dhac siyaasadeed loona turo dadka iyo deegaankaba.