Warsaaxafadeed kasoo baxay maamulka Gobolka Gedo ee jubbaland ayaa si adag loogu cambaareeyay isku dayada baal-marsan dastuurka dalka iyagoo Dowladda federaalka soomaaliya ku eedeeyay in ay carqaladaynayaan nabadda iyo xasiloonida ay haystaan shacabka Gobolka Gedo.
Halkaan hoose ka aqriso warsaxaafadeedka