Gudoomiyaha degmadda doolow ee gobolka gedo maxamed xuseen cabdi lafeey oo saxaafada la hadlay ayaa si wayn u taageeray madaxwaynaha dhawaan la doortay axmed maxamed islaam madoobe.
Gudoomiye lafeey ayaa dowladda federaalka soomaaliya uga digay in ay colaado ka huriso deegaanada jubbaland.