Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada maamulka jubbaland ayaa digniin u dirtay shirkadaha diyaaradaha ee ka shaqeeya soomaaliya.

Arrintaan ayaa ka dhigan in jubbaland ay ka biyo diidantahay ciidamadda weli lagu daabulayo deegaanadeeda ee muqdisho laga soo gurayo.
