Shir degdeg ah oo ay iskugu yimaadeen ururada bulshada rayidka iyo hogaanka dhaqanka gobolka gedo ayaa laga soo saaray warmurtiyeed ku aadan xaalada dalka iyo in la qabto shirwayne wadatashi qaran oo degdeg ah si loo badbaadiyo dowladnimada,midnimada iyo wadajirka umadda soomaaliyeed.
Halkaan hoose ka aqriso warmurtiyeedka