Gudoomiyaha garabka dowladda federaalka soomaaliya ee Gobolka Gedo cabdulaahi cabdi jaamac (shimbir) ayaa madaxa arimaha bulshadda degmadda Baardheere u magacaabay farxaan ilyaas cabdi halka madaxa maaliyada garoonka degmadda garbohaarey uu u magacaabay cabdixakiim maxamed cumar.
Halkaan hoose ka aqriso warqadaha magacaabista ah