Gudoomiyaha degmadda doolow ee gobolka gedo maxamed xuseen cabdi oo si wayn uga soo horjeeday dowladda federaalka isla markaana garab u ahaa jubbaland ayaa la saftau dowladda dhexe.
Gudoomiye lafeey ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa caasimada dalka itoobiya waxaana safarkiisa uu daarnaa xalinta qilaafka kala dhaxeeyo dowladda federaalka kaas oo kusoo dhamaaday is afgarad.
Waxaa dib loo furi doonaa garoonka degmadda doolow oo dhawr bil xiran waxaana amniga garoonka lagu wareejin doonaa ciidamada nabad sugida waxaana kasoo dagi doona wafti heer federal ah.