Askari katirsan ciidanka jubbaland ayaa degmadda beledxaawo ku dilay wiil dhalinyaro oo shacab ah isla markaana ahaa wade mooto bajaaj.
Goobjoogeyaal kusugan degmadaas oo inala soo xeriiray waxaa ay inoo xaqiijiyeen askariga dilka gaystay in uu istaajiyay mootada uu oo doonayay inuu baad ku raaco akdibna uu ka dhaga adeegay wadihii mootada waxaana askariga uu xabad la dhacay wiilka taas oo madaxa ka haleeshay.