Close Menu
    TOP NEWS

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida
    • AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas
    • DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta
    • AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah
    • AKHRISO:Ciidamo la wareegay deegaan istiraatiiji ah oo katirsan Gobolka Gedo
    • AQRISO+SAWIRO:Mas halis ah oo gabdho ku cunay Deegaan katirsan Gobolka galgaduud
    • DEG-DEG:Wasaarada amniga jubbaland oo magacaabis samaysay
    • AKHRISO+SAWIRO:Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe oo laga daahfuray degmadda Doolow
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home » AKHRISO:DFS oo baaraysa xeriirka ka dhaxeeya Axmed madoobe iyo Maleeshiyada Alshabaab
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:DFS oo baaraysa xeriirka ka dhaxeeya Axmed madoobe iyo Maleeshiyada Alshabaab

    OmarBy OmarDecember 12, 2024
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha wasiirada xukuumadda soomaaliya ayaa kulan ay maanta muqdisho ku yeesheen kaga hadlay dagaalka ka dhacay raaskambooni.

    Wasiir kuxigeenka warfaafinta dowladda federaalka soomaaliya,cabdiraxmaan yuusuf al-cadaala oo hadlay markii uu soo dhamaaday shirka golaha wasiirada dowladda federaalka ayaa sheegau in goluhu cambaareeyay weerarka lagu qaaday ciidamadda dowladda.

    “Golaha wasiirada waxay si adag ugu cambaareyanayaan weerarkaas axmed madoobe kusoo qaaday ciidanka qaranka soomaaliyeed,falkaas wuxuu ahaa mid aad laga xumaado aan lafilaynin,ciidankaas waxay halkaasi u joogeen in at kala wareegaan ATMIS goobaha ay baneeyeen”.

    Al cadaalda waxaa uu sheegay in golaha wasiirada ay soo gaartay warbixin ku saabsan in alshabaab kala shaqeeyeen weerarkaas maamulka jubbaland.

    “Waxay u suurageliyeen in gaadiid badan oo dagaal oo ka yimid kismaayo gaaro goobtaas,halkaas oo sida la ogyahay u jirta wax ka badan 270 kiilo mitir kismaayo,dhul badan oo shabaab joogaan ayay soo dhex mareen ciidamadaas”.

    Wasiir al cadaala waxaa kale oo uu sheegay in golaha wasiiradu sameeyeen guddi baaris ku sameeya nooca xeriir ee dhexmari kara madaxwaynaha jubbaland iyo alshabaab.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    By OmarJune 5, 2025

    Maamulka iyo dhamaan wariyaasha warkanews.com ayaa waxaa ay ugu hambalyaynayaan umadda islaamka gaar ahaan bulshadda…

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2026 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.