Hay,adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa shaacisay in gobollo badan oo caalamka kamid ah uu dib uga dilaacay cudurka daacuunka.
Bilowgii sanadkaan waxaa WHO laga soo xigtay in 24 wadan ay ka diiwaan gelisay 195,000 oo ah xaaladda daacuunka.
Waxaa mudadaan gudaheeda xanuunkan u dhintay in ka badan 1,900 qof kiisaska ugu badan ee daacuunka ayaa laga diiwaan galiyay gobolka bariga Mediterranean-ka waxaana soo raacda afrika.