Maalinta berito ah ayaa lagu wadaa in degmadda luuq ee gobolka gedo oo dagaalo xooggan ka dhaceen maalmihii u dambeeyay inay gaaraan madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland,xildhibaano,wasiiro federaalka ah iyo gudoomiyaha baarlamaanka maamulka jubbaland.
Ujeedka safarkooda ayaa ah nabadaynta colaada luuq kajirto,saacadihii udanbeeyay xaalada magaalada ayaa ahayd mid degan in kaste oo qasaaraha dagaalkii shalay uu kordhay ilaa 30 qof dhimashadu gaartay.
Shabakada www.warkanews.com kala soco wararka gobolka gedo isla marka ay dhacayaan kuna xirnoow oo ka dhigo saaxiib gaar ah.