Close Menu
    TOP NEWS

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida
    • AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas
    • DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta
    • AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah
    • AKHRISO:Ciidamo la wareegay deegaan istiraatiiji ah oo katirsan Gobolka Gedo
    • AQRISO+SAWIRO:Mas halis ah oo gabdho ku cunay Deegaan katirsan Gobolka galgaduud
    • DEG-DEG:Wasaarada amniga jubbaland oo magacaabis samaysay
    • AKHRISO+SAWIRO:Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe oo laga daahfuray degmadda Doolow
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home » AKHRISO:-Muxuu yahay qilaafka soo kala dhexgalay Gudoomiyaha degmadda garbohaaray iyo ku xigeenkiisa?
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:-Muxuu yahay qilaafka soo kala dhexgalay Gudoomiyaha degmadda garbohaaray iyo ku xigeenkiisa?

    OmarBy OmarJuly 11, 2024
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa soo if baxay khilaaf xooggan oo u dhaxeeya gudoomiyaha degmadda garbohaaray ee xarunta Gobolka Gedo iimaan cadoow kaarshe iyo ku xigeenkiisa xasanweli axmed yuusuf,kaas oo salka kuhaya canshuurta laga qaado garoonka diyaaradaha,hay,adaha ka howlgala degmada iyo khaatka.

    Gudoomiyaha iyo kuxigeenkiisa ayaa shalay isku qabtay lacag canshuur ah oo laga qaado hay,adda SAADO oo degmadaas ka howlgasha,gudoomiye iimaan ayaa akoon shirkada Dahabshiil uga furnaa maamulkiisa oo lacagaha kusoo dhacaan kala baxay lacag iyadoo uusan ogayn kuxigeenkiisa iyo xubnaha kale ee maamulka waxaana arintaas ay sababtay in uu shirkada uu xiro gudoomiye kuxigeenka degmada xasanweli axmed yuusuf.

    Sidoo kale arintaan waxaa xigtay in isfaham waa la xeriiro habka loo qaadayo canshuurta laga qaado garoonka diyaaradaha garbohaaray,shalay ayayna ahayd markii diyaarad siday kaargoo uu gudoomiye kuxigeenka degmadda amray inaysan garoonka ka duulaynin hadii aysan Shubin lacag canshuur ah.

    Dhanka kale isla shalay mid kamid ah ganacsatada khaatka iibiya ayaa laga dhacay jawaano qaat ah waxaana arintaas sameeyay istaafyada labadda gudoomiye.

    Ugu dambayn waxaa maanta degmadda garbohaaray waxaa ka dhacday  dhacdo lagu dhaawacay sarkaal katirsan hay,ada SAADO ee ka howlgasha degmadaas kaas oo lagu magacaabo maxamuud shugri guuleed.

    Arintaan ayaa waxaa ay timid markii gudoomiye kuxigeenka degmadda xasanweli axmed yuusuf iyo ciidan uu wato gudaha u galeen dhismo ay degan tahay hay,adda SAADO,isagoo madaxdii hay,ada qaar kamid ah oo xafiiska kusugnaa ku bilaabay jirdil.

    Kadibna waxaa xigay in askari kamid ah istaafka gudoomiye kuxigeenka uu rasaas la dhaco sarkaalka la dhaawacay ee magaciisa kor kusoo sheegnay.

    Wixii faahfaahin arimahaan kasoo kordho kala soco www.warkanews.com

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    By OmarJune 5, 2025

    Maamulka iyo dhamaan wariyaasha warkanews.com ayaa waxaa ay ugu hambalyaynayaan umadda islaamka gaar ahaan bulshadda…

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2025 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.