Maamulka jubbaland ayaa magaalada kismaayo u qaadayo xubno katirsan maamulka degmadda buurdhuubo ee Gobolka gedo kuwaas oo isku haystay maamulka magaaladda.
Warqad kasoo baxday wasaarada arimaha gudaha ee maamulka jubbaland ayaa lagu amray inay kismaayo tagaan.
Xero ciidamada dowladda federaalka leeyihiin oo kutaalo degmadaas ayaa lagu xareeyay seddex xubnood oo loo qaadayo maalmahaan soo socdo,saraakiil katirsan dowladda oo halkaasi tagay ayaa xal ka gaari waayay buuqa siyaasadeed ee magaalada kajiray
Halkaan hoose ka aqriso warqada kasoo baxday xafiiska wasiirka wasaarada arimaha gudaha,federaalka iyo dib u heshiisiinta maamulka jubbaland.