Dowladda federaalka itoobiya oo bilihii lasoo dhaafay xeriir wanaagsan uu kala dhaxeeyay Somaliland ayaa maanta waxaa ay bilowday inay ciidamo aad u fara badan u tababarto maamulka Somaliland ee aaminsan inay ka go,een soomaaliya inteeda kale.
Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland sareeye gaas nuux ismaaciil taani ayaa sagootiyay ciidamadii ugu badnaaa oo itoobiya ay Somaliland usoo tababarayso.
Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayay ciidamada oo xaduudka wajaale uu kasoo sagootiyay taliyaha guud ee ciidamadda Somaliland.