Gudoomiyaha Gobolka Gedo cabdulaahi cabdi jaamac (shimbir) oo mudooyinkii udanbeeyay ku sugnaa degmadda doolow ee gobolka gedo ayaa galabta gaaray degmadda beledxaawo ee gobolka gedo.
Gudoomiye c/laahi shimbir ayaa bilooyinkii lasoo dhaafay saldhigtay degmadda isla markaana guri gaar ah ka deganaa isaga iyo ciidamo ilaalo u ah.