Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada maamulka jubbaland ayaa maanta shirkadaha diyaaradaha ka howlgala deegaanada jubbaland ku wargelisay in garoonka diyaaradaha degmadda garbohaaray ee Gobolka Gedo kaas oo muddo xirnaa dib loo furay,diyaaraduhuna ay si caadi ah uga degi karaan.
Halkaan hoose ka aqriso