Close Menu
    TOP NEWS

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida
    • AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas
    • DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta
    • AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah
    • AKHRISO:Ciidamo la wareegay deegaan istiraatiiji ah oo katirsan Gobolka Gedo
    • AQRISO+SAWIRO:Mas halis ah oo gabdho ku cunay Deegaan katirsan Gobolka galgaduud
    • DEG-DEG:Wasaarada amniga jubbaland oo magacaabis samaysay
    • AKHRISO+SAWIRO:Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe oo laga daahfuray degmadda Doolow
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home » AKHRISO:-Fartaag oo si kulul uga hadlay arrinta wasiir janan
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:-Fartaag oo si kulul uga hadlay arrinta wasiir janan

    OmarBy OmarJanuary 17, 2024
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Senator c/laahi ismaaciil fartaag oo kamid ah xildhibaanada kasoo jeeda jubbaland gaar ahaan Gobolka Gedo ayaa si adag uga hadlay xaalada wasiir janan.

    Fartaag ayaa fariin u diray dowladda keenya waxaana uu ka codsaday in ay si degdeg ah usoo dayso janan oo haatan xaaladiisa walaac xoogan laga muujinayo maadama la waayay.

    ”Waxaan ugu baaqaynaa dowladda keenya oo uu ugu horeeyo wasiirka gaashaan dhiga aadan bare ducaale oo ah nin keenyaan ah,soomaalina ah,uguna wayn hadda amniga keenya,sidaas oo ay tahay waxaan ugu baaqaynaa taliyaha nabad sugida keenya nuuradiin xaaji inay soo farageliyaan arrinta c/rashiid janan si loo soo daayo” ayuu yiri senator fartaag.

    Sidoo kale waxaa uu ka hadlay dowladda keenya inay janan kusoo wareejiso dowladda soomaaliya kadibna ay caddayso waxa ay ku haysato si looga gar baxo.

    “Haddii uu dambi galay dowladda soomaaliyeed ayaa nahay waa dhisanahay waa inay nagu soo wareeiyaan oo wixii ay ku sheeganayaan halkaan ay kusoo wareejiyaan “ayuu raaciyay.

    Horay waxaa arinta janan uga hadashay jubbaland oo iyadana keenya ka dalbatay in xaaladda wasiir janan ay meel ku sheegaan ayna soo cadeeyaan waxa uu kusuganyahay.

    “Dowladda aan walaalaha nahay ee keenya gaar ahaan laamaha amaanka waxaan ka codsanayaa in wasiir janan oo lagu la,yahay gudaha magaalada nayroobi muddo lix casho ah in meel lagu cadeeyo hadii dambiyo jiraan oo lagu tuhmayo qof dambi wuu geli karaa laakiin waa in la ogaadaa Meesha uu ku sugan yahay” ayuu yiri yuusuf dhuumaal oo hadda ah wasiirka amniga maamulka jubbaland.

    C/rashiid janan oo waayihiisa ay marxalado kala duwan soo mareen,marna lagu xiray magaalada muqdisho ayaa kamid ahaa siyaasiyiinta sida wayn uga soo horjeeday madaxwaynaha maamulka jubbaland axmed madoobe oo ay mar ahaayeen saaxiibo aad isugu dhow.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    By OmarJune 5, 2025

    Maamulka iyo dhamaan wariyaasha warkanews.com ayaa waxaa ay ugu hambalyaynayaan umadda islaamka gaar ahaan bulshadda…

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2025 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.