Waxaa saaka degmadda luuq ee gobolka gedo lagu dilay nabadoon caan ka ahaa magaaladdaasi.
Nabadoonka lagu dilay degmadda luuq ayaa lagu magacaabi jiray aadan isxaaq yaroow,waxaana dilkiisa gaystay askari katirsan ciidanka booliska ee degmaddaasi.
Degmadda luuq ayaa dhowr bil ka hore waxaa ka dhacay dagaal qasaaro sababay oo labbo qabiil u dhaxeeyay,waxaana markii dambe lagu guulaystay daminta colaada waxaana magaaladaasi xiliyadii dambe kasoo kabanaysay saamaynta coolaada ay reebtay.