Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay dil wiil dhaliyaro bajaajle ah loogu gaystay degmadda garbohaaray ee xarunta Gobolka Gedo.
Dilkaan oo ka dhacay bartamaha degmada garbohaaray ayaa waxaa gaystay askari militari ah kana tirsan ciidanka kusugan degmadaas,iyadoona xabada ay kaga dhacday madaxa iyo feeraha una dhintay,askarigii falkaan gaystay ayaa goobta isaga baxsaday waxaana ku raad joogo laamaha amniga ee degmadaas.