Waxaa maanta degmadda luuq ee gobolka gedo lagu dilay qof shacab ah oo ahaa darawal cagaf-cagaf kaas oo lagu magacaabi jiray cabdoow salaad taliyoow.
Allahaa unaxariistee maydka marxuumka ayaa wali yaala halkii lagu dilay,toddobaad ka hor ayaa sidaan oo kale degmadda luuq lagu toogtay nabadoon aadan isaaq yaroow kaas oo siwayn looga yaqaanay degmadaasi.