Xarunta hay,adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo kutaalo xaafada dhabad ee degmadda B/xaawo ee gobolka Gedo oo caawa fiidkii lagu tuuray bam gacmeed ayaa wax qasaare uusan ka gaysan bamkaas.
Laamaha amaanka ee degmadda beledxaawo ayaa xiray wadooyinka soo gala xarunta iyo nawaaxigeeda waxaana ay baaritaano ka wadaan xaafadaha u dhow xaruntaas.