Wararka inaga soo gaaraya degmadda beledxaawo ayaa sheegaya in weerar bam gacmeed lagu qaaday guri ay deganyihiin gudoomiye kuxigeenka 2 aad ee degmadda bledxaawo ee gobolka gedo cali shire iyo madaxa arimaha bulshada degmadaas nuur cadaawe baadow.
Inta la xaqiijiyay waxaa bam gacmeedka uu dhaawac fudud kasoo gaaray hal askari oo ilaalo u ahaa gudoomiyaha.