Wasiirka maaliyada soomaaliya ayaa sheegay in dadka soomaaliyeed looga baahan yahay in ay canshuur cusub bixiyaan oo ah mid toos ay wasaaradu uga goosan karto dhaqdhaqaaq kasto oo maaliyadeed oo la mariyo lacagaha danabaysan.
Ma sheegin in bulshadda ay adeegyo helayaan,hadii ay canshuurta bixiyaan,keliya wuxuu amray in lacagta la baxsho lalana shaqeeyo xubnaha aruurinaya.
Wasiirka ayaa tusaale usoo qaatay in canshuurya soomaaliya laga qaado ay yartahay %5,halka
Dalalka Kenya,itoobiya,Rwanda,Uganda iyo Tanzania in ay canshuur baxshaan.
Wasiirka ma sheegin adeegyada bulshada ee ay sida bilaashka ah ku heleen bulshadda dalalkaas ee canshuurtooda dib loogu cesho,gaar ahaan waxbarashada,caafimaadka,biyaha iyo korantada.