Warxasaafadeed kasoo baxay dowladda soomaaliya ayaa lagu sheegay in ka badan 80 xubnood oo kooxda alshabaab ah oo isugu jiro horjoogeyaal iyo maleeshiyaad lagu dilay howlgal ka hortag ah oo ay ciidanka xoogga iyo kuwa daraawiishta jubbaland ka sameeyeen deeganadda buulo xaaji,baarsanguuni iyo harboole ee gobolka jubbada hoose.
Halkaan hoose ka aqriso