can you buy viagra over the counter buy viagra online quick delivery buy cheap generic viagra uk buy online viagra canada buying viagra on-line can i buy viagra in tijuana buy viagra online with a prescription buy generic viagra online uk safe website to buy generic viagra buy viagra in new york city buy cheap viagra on line buy online pill viagra buying viagra online in canada canada viagra buy looking to buy viagra buy viagra online in the uk buy viagra soft tabs online buying viagra prescription where to buy viagra can i buy viagra over the counter in mexico buying viagra in cozumel legit place to buy viagra online >

ARTICALES

Sports

Zinedine Zidane Oo Isha Ku Haya Shaqada Xulka France, Isagoo Bilaabaya Shaqo Tababarenimo.

801411-13677230-640-360-533x300

Zinedine Zidane ayaa talaabooyinkii ugu horeeyay u qaadaya suurtagalnimada uu tababare ugu noqdo maalin uun xulka France, isagoo ku biiray barnaamij tababar oo lagu qabanayo macahadka kubada cagta France ee

Xulka Somalia oo reebay Sudan, una soo gudbay wareega 2-aad:Sawiro

5

Waxaa caawa magaalada Khartoum ee xarunta dalka Sudan lagu soo gabagabeeyay ciyaar dhex martay Xulalka ciyaartoyda da’dooda ka yar tahay 17 jirada ee Somalia iyo Sudan, ciyaar ka tirsaneyd isreebreebka

Xulka Maroodi-jeex Oo 2-1 Ku Muquuniyay Xulka Saraar

ciyaar1

Xulka Gobolka Maroodijeex (Hargeysa) oo difaacayana Horyaalnimadda koobka tartanka gobolada oo ay ku guulaysteen ciyaarihii sanadkii 2011-kii lagu qabtay Magaaladda Burco, ayaa maanta 2-1 ku muquuniyay xulka Gobolka Saraar oo

Xulka Gobolka Hawd oo 2-1 ku caraabiyay Xulka Gobolka Badhan

ciyaar2

Ciyaartii labaad ee tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland ayaa galabta garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium ay ku yeesheen labada xul ee goboladda Badhan iyo Hawd oo ku wada jira Group-ka

Xiddiga Reer Cameroon Samuel Eto’o Oo Weerar Culus Ku Qaaday Mar Kale Alex Song.

Etoo-Song-Croon490ai

Weeraryahankii hore ee Barcelona Samuel Eto’o ayaa dib isaga weeraray ciyaaryahanka haatan ee Barcelona ee Alex Song.

Labada ciyaaryahan ee kuwada jira xulka qaranka Cameroon ayaa in muddo uusan xiriirkooda

Xiddiga khadka dhexe ee Juventus Andrea Pirlo ayaa sheegay inuu timaha u jaran doono sida Mario Balotelli hadii kooxdiisa ay xilli ciyaareedkaan ku guuleysato Champions League.

2

London (WNN) Juventus ayaa ku soo laabatay tartanka Champions League ka dib fadeexadii Calciopoli, iyagoo xilli ciyaareedkii hore ku guuleystay horyaalka Serie A. “Inaan ku guuleysano Champions League waxa

Xiddiga Arsenal Gervinho Oo Garoomada Ka Maqnaan Doona Muddo Seddex Isbuuc Ah.

image

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Arsenal Gervinho ayaa la lagu wadaa inuu garoomada ka maqnaado muddo seddex isbuuc ah madaama uu dhibaato ka qabo canqowga sida uu xaqiijiyay tababare Arsene

Xiddig kooxdiisa ula dagaalay inay u diiday inuu ku biiro Chelsea ( waa Xiddigee kaas?)

xidiga

London (WNN) Xiddig kooxdiisa ula dagaalay inay u diiday inuu ku biiro Chelsea ( waa Xiddigee kaas?) Qad dhexlaha Shakhtar Donetsk Willian ayaa aad u carrooday islamarkaana dagaal iyo

Why This Dream Team Is the Most Explosive in US History

USA11

London (WNN)The arguments surrounding whether the current iteration of Team USA could beat the original 1992 Dream Team may never be settled to anyone’s satisfaction, but we can still

What’s next for Egyptian football

AL IHLI

Egyptian (WNN) Al Masry fans remember those who died [Andy Richardson] Al Ahly is a football club that has long been famous as a focal point for patriotism and political

Wayne Rooney oo taageerayaasha Man Utd u sheegay inuu lasii joogi doono wax ka badan 10 sano

4

London (WNN) Weeraryahanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa sheegay inuu doonayo inuu wax ka badan Toban sano sii joogo gedega Old Trafford.

Weeraryahanka u dhashay dalka England ayaa mustaqbalkiisa

d id="middle">

Madaxweynaha Kililka Shanaad Ee Somalida Itoobiya Oo Balanqaaday Bixinta Khasaarihii Dilka Ahaa.

Jigjiga (WNN) Wararkii  ka soo baxay kulan amagaaladda Jigjiga ku dhex maray Odayaasha Shicibka Reer Xarshimeed iyo Maamuaalka Kililka shanaad ayaa la sheegay in Madaxweynaha Muumulka Somalialad Itoobiya Cabdi Cumar Ilay ku qirtay Masuuliyadda mashaqadii dadka Xoolo dhaqatada ah lagu laayay, isagoo damaanad qaaday khasaarihii goobtaas ka dhacay oo dhan inuu qaatay oo uu bixinayo.

Balanqaadka Madaxweynaha Kililka shanaad ee khasaarihii ka dhacay Deegaanka xarshin ayaa ka timi kadib markii ay ku cadaatay si badheedh ah in uu Ciidamadaasi u soos adeegsaday, iyadoo ujeedada uu ka leeyahay ahayd fulinta shir uu dhawaan ugu qabtay Tuulada Dhurwaale Beesha Absame oo kala ah Ogaadeen, Bartire, Abas-guul iyo Yabaree, kuwaasoo uu ku gubaabiyay Beesha Isaaq ee Degta Itoobiya inay ka saaraan oo ay gaadhsiiyaan Xuduudka Somaliland iyo Itoobiya.

Madaxweyne Ilay markii uu danbigaasi qirtay kadib waxa uu magacaabay Guddi farsamo oo Hordhac u noqota Booqasho uu ku imanayo Harta-sheekh iyo Xarshin si uu dadka deegaanka ah uga raali galiyo wixii dhacay isla markaana uu balanqaaday dhibaato danbe in aanay Ciidamdiisu geysan.

Sidoo kale waxa uu balanqaaday in uu xabsiga ka sii dayn doono Guddoomiyihii Harta-sheekh oo muddo sadex sano ah ugu xidhnaa xabsiyadda Jigjiga, kaasoo ay Odayaashu ku eedeeyeen inuu sifo sharci darro ah u haysto.

Warkan waxa aa noo xaqiijiyay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo u dhuun daloolay shirka ay labada dhinac yeesheen oo ka dhacay Magaaladda Jigjiga isla markaana ay goob-joog ka ahaayeen saraakaiil ka tirsan Dawladda Dhexe ee Federalka.

Si kasta ha ahaatee Weerarkii bahalnimada ahaa ee ay Ciidamadiisu ku qaadeen dadka deegaanka Xarshimeed ayaa waxa fulinayay Madaxweyne ku-xigeenkiisa oo ah Taliyaha Ciidamadda Amniga, isagoo fulinayay go’aankii ka soo baxay shirkii ay Beesha Absame dhawaan qabsadeen.

Leave a Reply

  

  

  

You can use these HTML tags

<a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>