>

ARTICALES

Sports

Zinedine Zidane Oo Isha Ku Haya Shaqada Xulka France, Isagoo Bilaabaya Shaqo Tababarenimo.

801411-13677230-640-360-533x300

Zinedine Zidane ayaa talaabooyinkii ugu horeeyay u qaadaya suurtagalnimada uu tababare ugu noqdo maalin uun xulka France, isagoo

Xulka Somalia oo reebay Sudan, una soo gudbay wareega 2-aad:Sawiro

5

Waxaa caawa magaalada Khartoum ee xarunta dalka Sudan lagu soo gabagabeeyay ciyaar dhex martay Xulalka ciyaartoyda da’dooda ka yar tahay 17 jirada ee Somalia iyo Sudan, ciyaar ka tirsaneyd isreebreebka

Xulka Maroodi-jeex Oo 2-1 Ku Muquuniyay Xulka Saraar

ciyaar1

Xulka Gobolka Maroodijeex (Hargeysa) oo difaacayana Horyaalnimadda koobka tartanka gobolada oo ay ku guulaysteen ciyaarihii sanadkii 2011-kii lagu qabtay Magaaladda Burco, ayaa maanta 2-1 ku muquuniyay xulka Gobolka Saraar oo

Xulka Gobolka Hawd oo 2-1 ku caraabiyay Xulka Gobolka Badhan

ciyaar2

Ciyaartii labaad ee tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland ayaa galabta garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium ay ku yeesheen labada xul ee goboladda Badhan iyo Hawd oo ku wada jira Group-ka

Xiddiga Reer Cameroon Samuel Eto’o Oo Weerar Culus Ku Qaaday Mar Kale Alex Song.

Etoo-Song-Croon490ai

Weeraryahankii hore ee Barcelona Samuel Eto’o ayaa dib isaga weeraray ciyaaryahanka haatan ee Barcelona ee Alex Song.

Labada ciyaaryahan ee kuwada jira xulka qaranka

Xiddiga khadka dhexe ee Juventus Andrea Pirlo ayaa sheegay inuu timaha u jaran doono sida Mario Balotelli hadii kooxdiisa ay xilli ciyaareedkaan ku guuleysato Champions League.

2

London (WNN) Juventus ayaa ku soo laabatay tartanka Champions League ka dib fadeexadii Calciopoli, iyagoo xilli ciyaareedkii hore ku guuleystay horyaalka Serie A

Xiddiga Arsenal Gervinho Oo Garoomada Ka Maqnaan Doona Muddo Seddex Isbuuc Ah.

image

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Arsenal Gervinho ayaa la lagu wadaa inuu garoomada ka maqnaado muddo seddex isbuuc ah madaama uu dhibaato ka qabo

Xiddig kooxdiisa ula dagaalay inay u diiday inuu ku biiro Chelsea ( waa Xiddigee kaas?)

xidiga

London (WNN) Xiddig kooxdiisa ula dagaalay inay u diiday inuu ku biiro Chelsea ( waa Xiddigee kaas?) Qad dhexlaha Shakhtar Donetsk Willian ayaa aad u carrooday islamarkaana dagaal iyo

Why This Dream Team Is the Most Explosive in US History

USA11

London (WNN)The arguments surrounding whether the current iteration of Team USA could beat the original 1992 Dream Team may never be settled to anyone’s satisfaction, but we can still

What’s next for Egyptian football

AL IHLI

Egyptian (WNN) Al Masry fans remember those who died [Andy Richardson] Al Ahly is a football club that has long been famous as a focal point for patriotism and political

Wayne Rooney oo taageerayaasha Man Utd u sheegay inuu lasii joogi doono wax ka badan 10 sano

4

London (WNN) Weeraryahanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa sheegay inuu doonayo inuu wax ka badan Toban sano sii joogo gedega Old Trafford.

Weeraryahanka u dhashay dalka

d id="middle">

Xulka Gobolka Hawd oo 2-1 ku caraabiyay Xulka Gobolka Badhan

ciyaar2

Ciyaartii labaad ee tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland ayaa galabta garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium ay ku yeesheen labada xul ee goboladda Badhan iyo Hawd oo ku wada jira Group-ka

Xulka Maroodi-jeex Oo 2-1 Ku Muquuniyay Xulka Saraar

ciyaar1

Xulka Gobolka Maroodijeex (Hargeysa) oo difaacayana Horyaalnimadda koobka tartanka gobolada oo ay ku guulaysteen ciyaarihii sanadkii 2011-kii lagu qabtay Magaaladda Burco, ayaa maanta 2-1 ku muquuniyay xulka Gobolka Saraar oo

Madaxweynaha Somaliland Oo Ciyaaraha Goboladda ka furay Hargeysa

Siilaanyo336

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galabta si ramsi ah uga furay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium, Tartankaasi oo ay ka qeyb qaadanayaan markii u horeysay 13-ka

Arsenal Oo Wadahadalo Horumar Leh Oo Ku Aadan Saxiixa Stevan Jovetic La Furtay Fiorentina.

266744hp2

Arsenal ayaa wadahadal horumar leh kula jirta Fiorentina oo ku aadan saxiixa Stevan Jovetic iyagoo sidoo kale raadinaya weeraryahan kale, sida ay shaaca ka qaaday Goal.com

Kooxda ka dhisan Premier

Sir Alex : Van Persie Waxa Uu Mudan Yahay In Uu Ku Guuleysto Xiddiga Ingiriiska

273636hp2

London (WNN) Sir Alex ayaa gool dhaliyaha United ee Van Persie la bar bar dhigay xiddigihii rugcadayaasha ahaa ee kooxda soo maray sida David Beckham , Eric Cantona , Ruud

Mario Comez Oo Loolan Adag Dhex Dhigaya Kooxaha Ingiriiska Iyo Talyaaniga

271245hp2

Wakiilka ciyaaryahanka kooxda Bayern Munich ee Mario Comez ayaa qiray in ay jiraan kooxo ka dhisan horyaalka Talyaaniga oo si weyn u xiiseynaya saxiixa laacibkaasi kaasi oo u dhaw in

Goolhayaha Fulham Mark Schwarzer Oo U Gacan Haatinaya In Kooxda Uu Ka Tagayo Dhamaadka Xilli Ciyaareedkaan.

248263hp2

Goolhayaha kooxda Fulham Mark Schwarzer ayaa u gacan haatinaya in kooxda uu uga tagayo qaab xor ah dhamaadka xilli ciyaareedkaan iyadoo uu qiray in maamulka kooxda u soo bandhigin hishiis

Kulamo Adag Oo Ka Soo Baxay Isku Aadka Wareega 8da Ee Koobka Qaramada Afrika.

image

Kulamo adag ayaa ka soo baxay wareega 8da ee koobka qaramada Afrika, waxaana kulanka ugu adag ilaa iyo haatan lagu tilmaamayaa marka ay isku

Shirkada Nike Oo Ku Qalqaalineysa Paris St Germain Inay U Dhaqaaqdo Xiddiga Man United Wayne Rooney.

65529033_sa_2-533x30

Naadiga Ma United ayaa cadaadis xoogan kala kulmeysa shirkada funaanada u sameysa ee dalka Mareykanka Nike taasi oo ku aadan arinta Wayne Rooney.

Sida wargeysyada ingiriiska ay qorayaan mas’uuliyinta shirkadaas

4ta Kooxood Ee Group A Oo Rajo Kawada Leh Wareega 8da Qaramada Afrika Ka Hor Kulankooda Ugu Danbeeya.

65529033_sa_2-533x300

Group A ayaa gaaray meeshii ugu sareysay ee lagu kala bixi lahaa, iyadoo xulka martigelinaya koobkaan ee South Afrika ay ka warqabaan in guul ama ugu yaraan barbaro ay ka

Seydou Keita Oo Ku Hogaamiyay Xulka Mali Inay Ka Talaabsadaan Deriskooda Niger.

939801-15513499-640-360.jpg6.jpgH

Seydou Keita ayaa ka faa’ideystay qalad uu sameeyay goolhaye iyadoo Mali ay si ciriiri ah kaga badisay 1-0 xulka Niger ciyaar liidatay oo ka tirsan koobka qaramada Afrika group B

Gogoldhiga Kulanka La Sugi La’ Yahay Ee Horyaalka Premier League Ee Kooxaha Chelsea v Arsenal.

939801-15513499-640-360.jpg6

Kooxda Blues ayaa qaab ciyaareed xun oo garoonkooda ah ku jirtay dhaawanahan, waana wax ay doonayaan inay iska ilaawaan maanta, halka Gunners oo kulan kale uu u sii harsan yahay

Angola Iyo Morocco Oo Wax Goolal Ah Iska Dhalin Waayay Koobka Qaramada Afrika

939801-15513499-640-360

Xulalka Angola iyo Morocco ayaa ka faa’ideysan waayay barbarihii ay ku kala baxeen Koofur Afrika iyo Cape Verde kadib markii ay iyagana aysan wax goolal ah iska dhalin kulan ka

Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Koobka Qaramada Afrika Oo Sabtida Furmaya.

AConTrophy-255x260

 

Koobka qaramada Afrika ayaa bilaaban doona sabtida, waxaana ka qeybgalaya ciyaartoy u ciyaara kooxo ka dhisan 27 dal oo Yurub ah.

Horyaalka Faransiiska ayaa sida caadiga ah ciyaartoyda ugu

Spurs Oo Xaqiijisay In Adebayor Uu Ka Laabtay Go’aankiisii Hore Oo Uu Ka Qeybgalayo Koobka Qaramada Afrika.

229378hp2

Tottenham ayaa xaqiijisay in Emmanuel Adebayor looga yeeray xulkiisa qaranka Togo islamarkaana uu ka qeybgeli doono koobka Qaramada Afrika.

28 jirkaan ayaa markii hore meesha ka saaray inuu ka qeybgalayo

Daniel Sturridge 12 million pounds ugu wareegay Liverpool

image

(Sports News) Kooxda Liverpool ayaa dhamaystirtay heeshiiskii aay kula wareegi laahyd xiddiga da,ada yare e Kooxda Chelsea ee mudada dheer aay ku raad joogtay Daniel Sturridge

Arsenal oo bareejo la Gashay Southampton

image

London ( WNN ) Kooxda Arsenal ayaa guul daro ka bad baaday laakiin kulan kii ay la qaadatay Kooxda Southampton ayaa u suurgali waysay in guul ay ka gaarto .

Redknapp Oo Uga Digay Chelsea Inay Qalad Weyn Sameyso Oo Ay Fasaxdo Wiilka Uu Abtiga U Yahay Lampard.

frank-lampard-harry-redknapp_2523652-255x260

London (WNN) Tababaraha kooxda QPR Harry Redknapp ayaa u sheegay Chelsea inay qalad weyn tahay hadii ay iska diraan Frank Lampard.

Tababaraha QPR ayaa la yaab ay ku noqotay qorshaha

Moh Faarax oo lagu xayiray Portland xili looga shakiyay Argagaxiso

image

(Sports News) Ciidamad FBI dalka Maraykanka ayaa arima argagaxiso la xariira saacado badan ugu haystay Garoonka diyaaradaha magaalada Portland ee gobolka Oregon ee wadanka Mareykanka Oradyahanka

Juventus Oo Dhibaato Daafac Ay Soo Wajahday Xilli Uu Ka Dhaawacmay Giorgio Chiellini.

image

Giorgio Chiellini ayaa berrito oo jimce ah ogaan doona hadii dhaawac ku soo gaaray tababarka ay ku qasbi doonto inuu garoomada ka maqnaado muddo seddex bilood ah iyo hadii kale.