Mursal Muuse & Khadra Sinimoo iyo Heestii Somaliland

Xamda Queen iyo Heestii Somaliland

Halkan ka daawo: Hees Cusub oo loo sameeyay Somaliland

Halkan ka daawo: Faysal Cali Waraabe oo si kulul uga jawaabay Hadalkii Wasiirada Dawlada

Sheikh Dalmar oo ka hadlaya Somaliland National Library

Raage Oomaar oo ka hadlaya Somaliland National Library:

Xaaji Cabdi Waraabe: Legends of Somaliland.

Madaxweynaha oo ka hadlaya Safarkooda

Interview with U.S. representative to Somalia James Swan

Halkan ka daawo: Caleemasaarkii Gudoomiyaha Cusub ee Wadani UK Ahmed Cali Naahi

ARTICALES

Sports

Zinedine Zidane Oo Isha Ku Haya Shaqada Xulka France, Isagoo Bilaabaya Shaqo Tababarenimo.

801411-13677230-640-360-533x300

Zinedine Zidane ayaa talaabooyinkii ugu horeeyay u qaadaya suurtagalnimada uu tababare ugu noqdo maalin uun xulka France, isagoo

Xulka Somalia oo reebay Sudan, una soo gudbay wareega 2-aad:Sawiro

5

Waxaa caawa magaalada Khartoum ee xarunta dalka Sudan lagu soo gabagabeeyay ciyaar dhex martay Xulalka ciyaartoyda da’dooda ka yar tahay 17 jirada ee Somalia iyo Sudan, ciyaar ka tirsaneyd isreebreebka tartanka Junior-ka ee CAF.

Xiddiga Reer Cameroon Samuel Eto’o Oo Weerar Culus Ku Qaaday Mar Kale Alex Song.

Etoo-Song-Croon490ai

Weeraryahankii hore ee Barcelona Samuel Eto’o ayaa dib isaga weeraray ciyaaryahanka haatan ee Barcelona ee Alex Song.

Labada ciyaaryahan ee kuwada jira xulka qaranka

Xiddiga khadka dhexe ee Juventus Andrea Pirlo ayaa sheegay inuu timaha u jaran doono sida Mario Balotelli hadii kooxdiisa ay xilli ciyaareedkaan ku guuleysato Champions League.

2

 London (WNN) Juventus ayaa ku soo laabatay tartanka Champions League ka dib fadeexadii Calciopoli, iyagoo xilli ciyaareedkii hore ku guuleystay horyaalka Serie A

Xiddiga Arsenal Gervinho Oo Garoomada Ka Maqnaan Doona Muddo Seddex Isbuuc Ah.

image

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Arsenal Gervinho ayaa la lagu wadaa inuu garoomada ka maqnaado muddo seddex isbuuc ah madaama uu dhibaato ka qabo

Xiddig kooxdiisa ula dagaalay inay u diiday inuu ku biiro Chelsea ( waa Xiddigee kaas?)

xidiga

London (WNN) Xiddig kooxdiisa ula dagaalay inay u diiday inuu ku biiro Chelsea ( waa Xiddigee kaas?) Qad dhexlaha Shakhtar Donetsk Willian ayaa aad u carrooday islamarkaana dagaal iyo

Why This Dream Team Is the Most Explosive in US History

USA11

London (WNN)The arguments surrounding whether the current iteration of Team USA could beat the original 1992 Dream Team may never be settled to anyone’s satisfaction, but we can still

What’s next for Egyptian football

AL IHLI

Egyptian (WNN) Al Masry fans remember those who died [Andy Richardson] Al Ahly is a football club that has long been famous as a focal point for patriotism and political

Wayne Rooney oo taageerayaasha Man Utd u sheegay inuu lasii joogi doono wax ka badan 10 sano

4

London (WNN) Weeraryahanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa sheegay inuu doonayo  inuu wax ka badan Toban sano sii joogo gedega Old Trafford.

Weeraryahanka u dhashay dalka

Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Koobka Qaramada Afrika Oo Sabtida Furmaya.

AConTrophy-255x260

 

Koobka qaramada Afrika ayaa bilaaban doona sabtida, waxaana ka qeybgalaya ciyaartoy u ciyaara kooxo ka dhisan 27 dal oo Yurub ah.

Horyaalka Faransiiska ayaa sida caadiga ah ciyaartoyda ugu

Wasiirka ciyaaraha oo koob gudoon siiyey Star Group oo ku Guulaysatay Koobka Kooxaha Heerka 2aad iyo 3aad ee Caasimadda Hargeysa

ciyaaro

 Hargeysa (WNN)  Kooxda Star Group-ka, ayaa ku guulaysatay shalay tartanka kooxaha heerka labaad iyo saddexaad ee ka socday garoonka Hargeysa Stadium, kadib markii ay rigoorayaal kaga badisay Samo-doon.

Abwaan Muuse Cali Faruur Oo Beeniyay War uu Qoray Wargeyska HUBAAL

Abwaan-Muuse-Cali-Faruur

Hargeysa (WNN)  Abwaan Muuse Cali Faruur oo ka mid ah tirsan waaxda dhaqanka ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa galabta beeniyay war ku soo baxay  Wargeyska HUBAAL  ee

Urur Goboleedka IGAD oo ku Taliyay in Dowladda Soomaaliya lagu Ixtiraamo Maamul u sameynta Gobollada Dalka

igad

Hargeysa (WNN) Urur goboleedka IGAD ayaa warbixin ay soo saareen maanta waxay ku sheegeen in dowladda Somalia looga dambeeyo dhismaha maamul goboleedyada dalka iyo hirgelinta habka federaalka ah ee dalka

“Dadka ajaaniinta ah ee dalka ku soo qulqulaya waxaan siinay mudo 12 casho ah qof kasta oo ajnabi ah in uu isku soo diiwaan galiyo isaga oo dhowrayo sharciga iyo qaadba dowladnimo “

gaafow

Hargeysa (WNN) Janaraalka Ayaa sheegay qaabka ay u socdaan howlaha adeega guud ee garoonku bulshada u haayo ayaa wuxuu xusay in ay ku guleysteen amaro garoonka laga soo saaray kaasi

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inaan La Qaadi Doonin Xayiraadda Ay Somaliland Saartay Diyaaradaha Qaramada Midoobay Ilaa Heshiis La Gaadho

Ahmed-Siilaanyo-office

Hargeysa (WNN) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay duulimaadyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee iman jiray Somaliland.

Madaxweyne Axmed

Halkan ka daawo: Xafladii Dabaal dega 18 May ee Seattle Washington oo Kaalinta 1aad ka gashay North America+Video

seattle

Seattle (WNN) Halkan ka daawo: Xafladii Dabaal dega 18 May ee Seattle Washington oo Kaalinta 1aad ka gashay North America+Video

Taariikh Nololeedkii Sheekh Cali Xaaji.Ibraahim‏

bio

SHEEKH CALI XAAJI IBRAAHIM XIRSI

1905  ——1984

16/may/2013

                                                                  7 Rajab 1434 H

 

  

من المؤمنين رجال صدقوا  ما عا هدا الله  عليه 

BAAQ TAAGEERO SULDAN MAXAMED EE SHIRKA AW BARKHADLE‏

baaq taageero

Hargeysa (WNN) Anaga oo ka kooban Salaadiinta,Cuqaasha,Aqoonyahanka,Culimo awdiinka,Siyaasiyiinta,Ganacsatada,Xildhibanada,Waxgaradka,Dhalinyarada iyo Haweenka Beesha waxaanu Taageeraynaa isla markaana soo dhawayneynaa SHIRKA AW BARKHADLE iyo GUDIGA QABAN QAABADA SHIRKA AW BARKHADLE oo SULDAN

Halkan ka dhegayso: Madaxweyne Siilaanyo oo Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka U Qaabilsan Dalka Faransiiska Somaliland/Somalia

safiirka faransiiska

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Hargeysa (WNN) Safiirka u fadhiya Nairobi dalka france una qaabilsan Somaliland iyo Smaliya Ambassador Etiennce De Poncins, ayaa maanta Booqasho ku yimid Dalka  waxaanu la kulmay Madaxweynaha JSL mudane Axmed

Fadeexadaha Juwannada Musumaasuqa ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ku Fiday Kastamada Kalabaydh iyo Wajaale iyo Hantidhawrka Qaranka oo ka hadalay

hanti-dhawr

Hargeysa (WNN) Hantidhawrka Qaranka oo caddeeyey inay baadhitaanno cusul ka bilaabi doonaan xarumaha dawladaha hoose ee dalka iyo maamullada golayaasha degaannada cusub “Waxaannu wadnaa baadhis kooban oo ku saabsan juwanno

Halkan ka daawo: Dabaal dega 18ka May iyo Magaalada Seattle ee Gobolka Washington oo si Layaab leh looga xusay+Sawiro

154

Seattle (WNN)Halkan ka daawo: Dabaal dega 18ka May iyo Magaalada Seattle ee Gobolka Washington oo si Layaab leh looga xusay+Sawiro. Xafladan oo aan hore nooceeda loo baran ayaa waxa halkaasi

“Waxaan Leeyahay Soomaaliya Reer Somaliland Ma Soo Gaadhi Karaan”

samatar

Hargeysa (WNN) Prof. Axmed Ismaciil Samatar ayaa sheegay in Somaliland iyo Soomaaliya ay yihiin laba aad u kala fog oo aan waligood isa soo gaadhayn, maadaama oo Somaliland ay muddo

Halkan ka daawo: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ahmed Siilaanyo oo Kulan casho sharafeed ah ugu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Waftigii reer Jibouti+Video

Axmed-Siilaanyo-ciida

Hargeysa (WNN) Halkan ka daawo: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ahmed Siilaanyo oo Kulan casho sharafeed ah ugu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Waftigii reer Jibouti

 

Halkan ka daawo: Kulankii maanta ee Madaxweynaha Somaliland iyo Wafitigii Midowga Yurub+Video

amb.d'urso

Hargeysa (WNN) Halkan ka daawo: Kulankii maanta ee Madaxweynaha Somaliland iyo Wafitigii Midowga Yurub+Video

Halkan ka dhegayso: kulanka madaxweynaha iyo Safiirka EU -da u qaabilsan Somaliland iyo Somalia‏

amb.d'urso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Hargeysa (WNN) Halkan ka dhegayso: kulanka madaxweynaha iyo Safiirka EU -da u qaabilsan Somaliland iyo Somalia‏.

“Somalia Waxaan U Soo Jeedin Lahaa In Aanay Ku Riyoon Somaliland”

wadani4

Hargeysa (WNN) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI   Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi  (Cirro) ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Halkan ka daawo: Xafladii dabaal dega 18 may Xalay iyo Xarunta Madaxtooyada ee Somaliland

madaxtooyo

Hargeysa (WNN) Xarunta Madaxtooyada Jsl habeenimadii xalay waxaa lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu xusayey munaasabadda 18-ka may oo ku aaddan sanadguuradii 22-aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland

Halkan ka daawo: Suldaan Yuusuf Xiiray oo la dabaal degay dadweynaha ku nool deegaanka daba-bahal ee degmada Sabo-Wanaag+Video

xiiray

Hargeysa (WNN) Halkan ka daawo: Suldaan Yuusuf Xiiray oo la dabaal degay dadweynaha ku nool deegaanka daba-bahal ee degmada Sabo-Wanaag+Video

Halkan ka daawo: Magaalo Xeebeedka Maydh oo si aan hore loo arag ku muujisay Dabaal dega 18ka May+Video

maydh

Maydh (WNN) Halkan ka daawo: Magaalo Xeebeedka Maydh oo si aan hore loo arag ku muujisay Dabaal dega 18ka May+Video

Waxamaanta magaalada tog wajaale si aan hore loo,arag looga xusay 22 guurada kazoo wareegtay markay

wajaale

Hargeysa (WNN) Waxamaanta magaalada tog wajaale si aan hore loo,arag looga  xusay 22 guurada kazoo wareegtay markayjamhuuriyada Somaliland lasoo noqotay calankeedii lixdan kii beeltamayga kudhacay  kadib markii dadka reer

Daawo Berbera Damaashaadka 18ka may 2013 oo xus balaadhanlooga sameeyey magaalada berbera+Video

may 18

Berbera (WNN) Daawo Warka Berbera Damaashaadka 18ka may 2013 oo xus balaadhanlooga sameeyey magaalada berbera